Jubbaland oo ka hadashay Shirka uu Madaxweyne Farmaajo shalay ku baaqay

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir kale ay isugu imaanayaan Madaxdadowlada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada kaa oo ka dhacaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa sheegay in shirkan qabsoomidiisa markii horaba dalbadeen maamulada Jubbalabd iyo Puntland, waxa uuna tilmaamay in shirkan … Continue reading Jubbaland oo ka hadashay Shirka uu Madaxweyne Farmaajo shalay ku baaqay